Albakrioil.com

Title

Albakri Shopping

Description

Excerpted from the website:

Waxaa bishaaro inoo ah in aan idinla socodsiinno Dukaanka Xamar Shop oo aad ka heli kartaan dhamaan wax alaale wixii Maacuun ah ee nooc kasta aad u baahan tihiin,iyo qaar ka mid ah Raashiinka sida Saliidda macsar,Xalwo Gazaali iyo Cabitaan kala duwan iyo kaluunka ah (King Fish)Tuna Fish iwm. Intaas waxaa idiin dheer oo aad ka heli kartaan Dukaanka Xamar Shop international phone card,most items � Dukaanka Xamar shop waxuu idinku tala galay oo diyaar idinku ah Qof khibrad u leh toliinka dharka oo heer sare ah ha noqdeen Ragga ama Dumarkaba nooc kasta oo aad dalbataan.intaas waxaa sii dheer oo la yaab leh in Dukaanka Xamar Shop idinku diyaariyey sidoo kale qof khibrad u leh farsameynta iyo cilad bixinta cumputerrada iyo wax alaale waxii ku saabsan cumputerka. Hadaba Maamullaha Dukaanka Xamar Shop wuxuu idiin leeyehay ku soo dhawaada Qalbi furan iyo Gacma furan,waxaana Dukaanka Xamar shop idinku diyaar ah dad ku xeel dheer soo dhaweynta iyo ganacsiga. Hadaba Maamullaha wuxuu idiin leeyahay waxaan dhawraaba idinkoo soo booqda Dukaanka Xamar shop.
read more

Languages

中文 (Chinese)

Additional Information

Related Domains

External Links


Domain Resolution

This domain resolves to the following IP addresses:


Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=Albakrioil.com&oldid=58079025"