Arlaadi.com

Title

Welcome to Arlaadi Online News,Intertainment and Sports

Description

Guddoomiyaha Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee Waqooyi Ameerika Md. Mohammed Rashid iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay garoonbka dayaaradaha ee St. Paul iyo Minneapolis ee dalka Maraykanaka.

Kalfadhigii koowaad ee Golaha Baarlamaanka Soomaliyeed ee aan caadiga aheyn oo si rasmi ah maanta ugu furmay magaalda Baydhabo Axad Feb.26, 2006 Baydhabo,Soomaaliya Arlaadi News Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka KMG-ah ee Soomaaliyeed Md Shariif Xasan Sheeekh Aaden si rasmi ah u furay Kalfadgii koowaad ee Golaha Baarlamaanka KMG-ah ee Soomaliyeed Kulankii maanta oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan 232 Xildhibaan

Afhayeenka Baarlamaanka oo ku dhawaaqay in Magaalada Baydhabo Baarlamaanka fariisan doono 26 Bisha Feb,2006 Isniin Jan..30,2006 Nairobi ,Kenya Arlaadi News Wararka haadda naga soo gaaray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya inuu Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka KMG-ah ee Soomaaliyeed Md Shariif Xasan Sheeekh Aaden si rasmi ah ugu dhowaaqay maanta inay tahay Magaalada Baydhabo halka uu ka dhici doono kulanka Baarlamaanka 26ka Bisha Feb. ,2006

read more

Languages

English

Contact

Somali Mai
Minneapolis MN
United States 55454
612343-4309

Additional Information

Related Domains

External Links


Domain Resolution

This domain resolves to the following IP addresses:


Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=Arlaadi.com&oldid=58946830"