LuulIyo.com

About LuulIyo.com

Bandhig Dhaqameedii kowaad ee bulsdhada Soomaaliyeed ee gobolka Ohio ayaa ka dacaya Magaalada Columbus Ohio 1 -3 Luuliyo 2010. Waxaa noo suurto gashay inaan waraysi gaar ah arrintaas kala yeelano Dr. Mahamud Diriye – Diros oo ah madaxa qaban qaabada bandhiga iyo hayada Somali Culture and Research Center. Waxaa waraysi qaaday Axmed Kooj.



Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=LuulIyo.com&oldid=30467802"