RadioWarSan.com

Title

Radio Warsan::::::::::::::: Codka Soomaalida Finland

Description

Baghdad - 14.June.2006 Madaxweynaha Maraykanka George W Bush, ayaa safar aan horay loo sii sheegin oo kedis ah ku tegey magaalada Baqdaad ee xarunta Ciraaq, halkaasna kula kulmay ra'iisal wasaaraha Ciraaq, Nuuri Maaliki iyo golihiisa wasiirrada ee cusub. Warkii oo dhan

14.06.06 Gaza:- Warsaxaafadeed ay maanta soo saareen Ciidamada Yuhuuda ayey ku inkiriin ay ka danbeeyeen madfacii lagu dhuftay Falastiiniyiin ku sugnaa Xeebta Gaza Jimcihii lasoo dhaafay. Warkii oo dhan

Washington - 13.June.2006 Madaxweynaha Maraykanka, George W Bush ayaa sheegay in caddaaladda la hor geyn doono xilli ay ahaatoba, ninka beddelay Abu Muscab Al-Sarqaawi, kaas oo lagu magacaabo Abu Xamsa al-Mujahir. Warkii oo dhan

read more

Additional Information

Related Domains





Retrieved from "http://aboutus.com/index.php?title=RadioWarSan.com&oldid=29100819"